Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud...
Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay...




