Xildhibaannada Jubbaland Aqalka sare
Jubbaland: Xildhibaankii ugu horreeyay ee Aqalka sare oo la doortay
Kismaayo (Halqaran.com) – Magaalada Kismaayo ee xarunta kmg ah ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa Khamiista maanta ah ka billaabatay doorashada qaar ka mid...




