Xildhibaannada Baarlamaanka HirShabelle gudbiyay mooshin ka dhan ah madaxweyne Waare
DHAGEYSO: Xildhibaannada Baarlamaanka HirShabelle oo si rasmi ah u gudbiyay mooshin...
Jowhar (Halqaran.com) - Xildhibaanada Baarlamaanka HirShabelle ayaa waxay maanta si rasmi ah ugudbiyeen qeybtood Mooshin Xilka qaadis ah oo ka dhan ah Madaxweyne Waare.
Xildhibaanada...




