Xildhibaankii ay Al Shabaab afduubteen oo la dilay
Al-Shabaab oo sheegtay inay dileen Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Hirshabelle oo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay inay dileen Xildhibaan Xaaji Maxamed Maxamuud oo ka tirsanaa baarlamaanka maamulka Hirshabelle, kaddib markii ay saaka ka...




