Xildhibaan Abwaan Cabdirishiid Yuusuf Jibriil oo la doortay
Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland oo maanta la doortay
Garoowe (Halqaran.com) - Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Puntland ayaa Khamiistii maanta waxa ay doorteen Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulka Puntland.
Doorasho qaadatay laba wareeg ayaa lagu doortay Gudoomiyaha...




