Xeerka kuraasta gobollada waqooyi
Golaha Shacabka ee BF Somaliya oo Ansixiyay xeerka kuraasta gobollada Waqooyi
Muqdisho (Halqaran.com) – Xildhibaannada Golaha shacabka ee Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulankii afaraad ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho...




