xasuuqii Gololeey
Update: Militariga Soomaaliya oo iska fogeeyay xasuuqii ka dhacay duleedka Balcad
Muqdisho (Halqaran.com) - Militariga Soomaaliya ayaa iska fogeeyay dhacdadii shalay ka dhacday duleedka Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe, laguna laayay shaqaale ka shaqeynayay...




