Xasan Cali Nuur (Shuute)
UPDATE: Faah-faahin cusub qaraxii maanta lala beegsaday gudoomiyaha maxkamadda ciidamada.
Muqdisho (Halqaran.com) – Faah-faahin cusub ayaa waxaa ka soo baxeysaa qarax maanta duleedka Magaalada Muqdisho lagula beegsaday gaadiid uu la socday Gudoomiyaha Maxkamadda Darajada...




