Xasan Abshir
Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir oo maanta ku geeriyooday...
Ankara (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Abshir Faarax ayaa Axadda maanta ah ku geeriyooday dalka Turkiga, sida uu warbaahinta Qaranka u xaqiijiyay...




