xarunta gobolka Banaadir
UPDATE: Maxay maanta kawada hadleen Duqa Muqdisho ‘Cumar Filish’ iyo RW...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kharye oo maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta maamulka gobalka Banaadir, ayaa kulan...
Akhri: Natiijada baarista Qaraxii Xarunta Gobolka Banaadir oo la soo bandhigay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Amniga Gudaha oo tixraacaayso warbixin baariseed hor dhac ah oo ay sameeyeen hay’adaha Amniga ee DFS kuna saabsan qaraxii ka...
Sidee ugu suurta-gashay in Haweeney isku Qarxiso Xarunta gobolka Banaadir? Yaase...
Muqdisho (Halqaran.com) - Gudoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir, Maxamed C/laahi Tuulax ayaa sheegay in haweeney ay isku qarxisay howlka shirarka Maamuka gobolka...
Weerar ismiidaamin ah oo Khasaare weyn geystay oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Weerar ismiidaamin ahaa ayaa Arbacadii maanta waxa uu ka dhacay Xarunta Dowladda Hoose Xamar, iyadoo qaraxaasi laga maqlay qaybo badan oo...







