Wufuud ku sii qul-quleysa Dhuusamareeb
Wufuud ku sii qul-quleysa Dhuusamareeb iyo Amniga oo aad loo adkeeyay
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Waxaa magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa kusii qul qulaya Madax kala duwan oo halkaas uga qeyb-galeysa Shirka...




