waxba kama oga sababta loo xiray
Wasiirka Caafimaadka: ‘‘Waxba kama ogi ilaa iyo hadda sababta loo xiray...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Fowsiya Abiikar Nuur ayaa ka hadashay xarig loo gaystay Agaasime ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka...




