Wasiirka
Wasiir ka digay in la farageliyo madax-bannaanida Somaliya
Muqdisho (HalQaran.com) - Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay diblomaasiyiinta shisheeye ee safaaradaha ku leh magaalada...




