Wasiirka Goodax Barre oo walaac daran ka muujiyay faafidda cudurka Caronavirus
Wasiir Goodax Barre oo walaac daran ka muujiyay faafidda cudurka Caronavirus...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa shaaciyay in haddii cudurka Coronavirus uu dalka ku faafo...




