warfaafinta
Wasiir Maareeye ‘‘DF Somaliya waxaa ka go’an ilaalinta bad-qabka Saxafiga iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo maanta Xafiiskiisa ku qabtay Shir Jaraa’id...




