war saxaafadeed
Musharraxiinta mucaaradka oo RW Rooble ugu baaqay inuu dhexdhexaad ka noqdo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Midowga murashaxiinta ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay in Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu hormuud u noqdo arrimaha doorashada.
War saxaafadeed ay...
Beesha Caalamka oo war ka soo saartay Xiisadda ka jirta Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - War-saxaafadeed ka soo baxay Beesha Caalamka auaa waxaa looga hadlay rabshadihii ka dhacay magaalada Muqdisho iyo xiisadda ka taagan
Warka qoraalka ah...
Mareykanka oo markale sheegay in cunaqabateyn lagu soo rogi doono madaxda...
Muqdisho (Halqaran.com) – War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa waxaa lagu sheegay inay walaac xoogan ka muujinayso isku dhacyadii rabshadaha watay...
Wakiillada Beesha Caalamka oo war cusub ka soo saaray Doorashooyinka Soomaaliya...
Muqdisho (Halqaran.com) – Wakiillada Beesha Caalamka ee taageerada siiya Soomaaliya ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka dalka iyo wada-hadalladii Dhuusamareeb ee aan wax natiijo ah...
Muxuu ahaa warka ka soo baxay guddiga lagu muransan yahay ee...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga lagu muransan yahay ee doorashooyinka Soomaaliya ayaa xalay soo saaray War-saxaafadeed ay ku caadeeyeen Mowqifkooda ku aadan Shirkii Magaalada Dhuusamareeb...
AKHRISO: Guddiga Hirgelinta Doorashada Heer Federaal oo war ka soo saaray...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddiga lagu muransan yahay ee doorashooyinka ee heer federaal, kaasi oo uu weli khilaaf ka taagan yahay ayaa waxa uu soo...








