War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii maamullada Jubbaland iyo Puntland
AKHRISO: War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii maamullada Jubbaland iyo Puntland uga...
Boosaaso (Halqaran.com) – War-murtiyeed ayaa laga soo saaray isniintii maanta Shir wadatashi ah oo Madaxda Dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland muddo laba Cisho ah...




