Wada-hadal Somaliland lala galo waa waqti lumis
MAQAAL – Wada-hadal Somaliland lala galo waa waqti lumis !
Maamulka Somaliland waxaa laga soo wariyay inay diyaar u yihiin inay wada hadal la galaan dawladda Somaliya. ka dibna waxay soo qoreen shuruudo aan...




