u jeediyay
Madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ oo eedeyn kulul u jeediyay DF Somaliya...
Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa ku eedeeyay dowladda Federalka Soomaaliya inay faragelin toos ah ku hayso...




