Toogasho lagu filayay Askari dilay Taliyihiisa
Toogasho maanta lagu fuliyay Askari horey u dilay Taliyihiisa (Ogow Sababta)
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Jimcihii maanta Maxkamada darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ay xukun dil toogasho ah ku fulisay Askari ka tirsanaa ciidanka...




