Tababarka Ciidanka badda Soomaaliya
Muxuu Madaxweyne Xasan ku soo arkay xarunta lagu tababaro Ciidanka Badda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliy dhigiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray xerada ay tababarka...




