Sweden: Soomaalida u dhimaneysa Cudurka Coronavirus oo sii korordhay
Sweden: Soomaalida u dhimaneysa Cudurka Coronavirus oo sii korortay
Stockholm (Halqaran.com) - Xilli dalka Sweden uu ku sii baahayo caabuqa saf marka ah ee COVID-19 ayaa waxaa isa soo tareysa tirada dadka Soomaaliyeed...




