Sooraan Ismaaciil Sugulle oo Burco ku geeriyooday
Majaajileystihii caanka ahaa Sooraan Ismaaciil Sugulle oo Burco ku geeriyooday
Burco (Halqaran.com) - Alle ha u naxariistee waxaa magaalada Burco maanta ku geeriyooday majaajiliiste Sooraan Ismaaciil Sugulle.
Marxuumka wuxuu sidoo kale ahaa Abwaan iyo jilaa...




