Soomaaliya iyo China
Soomaaliya iyo China oo kawada hadlay iskaashi ganacsi iyo dhaqaale
Muqdisho (HalQaran.com) - Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XF Soomaaliya Xildhibaan Hon. Jibril Abdirashid Haji, ayaa Isniinta maanta ah kulan la qaatay safiirka wadanka China...




