Soomaali dil iyo dhaawac loogu geystay Toronto Canada
Soomaali lagu weeraray magaalada Toronto iyagoo Aasaya qof Soomaali ah
Toronto (Halqaran.com) – Muwaadin Soomaali ah ayaa ku geeriyooday mid kalena wuu ku dhaawacmay, kadib markii rag hubaysan ay rasaas ku fureen qabuuraha Richmond...




