Somaliland oo sheegtay inay baareen dad looga shakiyay Cudurka Coronavirus
Somaliland oo sheegtay inay baareen dad looga shakiyay Cudurka Coronavirus
Hargeysa (Halqaran.com) - Fadhigii 57aad ee golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta ku qabsoomay habka maqalka iyo...