Siddeeda maarso
RW Kheyre: ”Haweenka Soomaaliyeed waxay kaalin weyn oo lama ilaabaan ah...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo gabdhaha iyo hooyooyinka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta siddeedda Maarso ayaa caddeeyay in haweenka...




