Shirka Hannaanka deyn cafinta Soomaaliya
Shirka Hannaanka deyn cafinta Soomaaliya oo ka furmay magaalada Nairobi
Nairobi (HalQaran.com) - Magaalada Nairobi ee dalka kenya, waxaa Isniinta maanta ah ka furmay shirka hannaanka deyn-cafinta Soomaaliya, kaas oo socon doona muddo Afar...




