Shir Wakiillada Beesha Caalamka
Sii-hayaha ra’iisul wasaaraha ‘Mahdi’ oo maanta la shiray Wakiillada Beesha Caalamka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Sii-hayaha Ra’iisulwasaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa guddoomiyay shir u dhexeeyay dowladda federaalka Soomaaliya iyo wakiillada beesha...




