Shir looga doodayo hannaanka maaliyadda ee nidaamka federaaleynta
Shir looga doodayo hannaanka maaliyadda ee nidaamka federaaleynta oo ka furmay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa Isniintii maanta magaalada Muqdisho ka furmay kulan-howleed looga doodayo hannaanka maaliyadda ee nidaamka federaaleynta, kaasoo ah qodob muhiim ah oo...




