Sheekh Shariif oo baaq u diray Madaxda DF Somaliya
Madaxweynihii hore Somaliya, Sheekh Shariif oo baaq u diray Madaxda DF...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hoggaamiyaha Madasha Xisbiyada Qaran, Mudane Shariif Sheekh Axmed, ayaa Madaxda Dowladda Soomaaliya ugu baaqay in ay wax ka qabtaan dagaal beeleedyada...




