sharci darrada ah
DF Somaliya oo Digniin u jeedisay maraakiibta sida sharci darrada ah...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa digniin u dirtay Maraakiibta sida sharci darrada ah biyaha dalka uga kalluumeysta.
Wasiirka kalluumeysiga iyo Khayraadka badda, Xildhibaan Cabdullaahi...




