saxiixay sharciga
DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay sharciga maamulka Dakhliga
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga Maamulka Dakhliga oo qeyb ka ah dhammeystirka hannaanka Maamul-wanaagga iyo hufnaanta...




