Saxafiyiinta Soomaaliyeed
James Swan ”Saxafiyiinta Soomaaliyeed waxaa weli lagu hayaa hanjabaad jireed”
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa maanta oo kale 3-da bisha May laga xusaa dunida Maalinta Caalamiga ee Xorriyadda Saxaafadda, si loogu muujiyo muhiimadda ay Saxafiyiintu...




