Saraakiisha ciidanka xoogga dalka oo dilay xubno ka tirsan Al-Shabaab
Xubno ka tirsan Al-Shabaab oo lagu Dilay Gedo
Baardheere (Halqaran.com) - Saraakiisha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ee ka hawlgala Gobolka Gedo, ayaa sheegay inay dileen xubno ka tirsan Al-Shabaab kadib weerar ay...




