Safiirka Masar u fadhiya Soomaaliya
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Safiirka Masar u fadhiya Soomaaliya...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Xafiiska Magaalada Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Masar ee dalka, Amb. Mohamed Ibrahim Nasr.
Labada...




