ruux fududeeyay weerarkii
KENYA oo sheegtay inay qabatay ruux fududeeyay weerarkii Hotel Dusitd2 ee...
Nairobi (Halqaran.com) - Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay xabsiga dhigtay shaqsi lagu tuhmaayo inuu ahaa ruuxii fududeeyay weerarkii Shabaab ay ku qaadeen Hotelka Dusitd2...




