Rag dil ka geystay Gaalkacyo oo la soo qabtay
Rag dil ka geystay Gaalkacyo oo la soo qabtay
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa sheegay inay gacanta ku soo qabtay raggii fuliyay dil Magaalada Gaalkacyo...