qoska
Shariif Sh. Axmed oo maanta booqday Qoyska Madaxweynihii hore ee dalka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna Guddoomiyaha Golaha Midowga Musharaxiinta Shariif Sheekh Axmed, ayaa Arbacadii maanta tacsi ugu tagay qoyska Madaxweynihii hore...




