qorshaha dib u habeynta Bangiga
Xukuumadda Somaliya oo Bangiga Adduunka kala hadashay qorshaha dib u habeynta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, oo Khamiistii maanta furay shirka hannaanka wadashaqeynta ee u dhexeeya dowladda fedraalka Soomaaliya...




