Qarax ka dhacay Nawaaxiga Madaxtooyada Somaliya
Faah-faahin qaraxii ka dhacay Nawaaxiga Madaxtooyada & Wararkii ugu dambeeyay
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin ka soo baxaya qaraxa jugtiisa laga maqlay qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir, wuxuuna qaraxaasi ka dhacay bannaanka...




