Qaabka Guud ee Rukhsadaha Isgaarsiinta
Qaabka Guud ee Rukhsadaha Isgaarsiinta & Teknolojiyada Dalka oo la soo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa maanta soo bandhigtay Qaabka Guud ee Bixinta Rukhsadaha Isgaarsiinta Dalka (Unified Licensing Framework - ULF), kaas oo...




