Puntland oo shilin Soomaaliga waddooyinka lagu soo daadiyay
Ganacsatada Puntland oo bilaabay inay shilin Soomaaliga waddooyinka ku soo daadiyaan
Puntland (Halqaran.com) - Lacagta shilin Soomaaliga ayaa lagu soo warramayaa inay isticmaalkeeda ka socon weyday gudaha magaalooyinka dowlad goboleedka Puntland, isla markaana lacagta shillinka...




