Puntland oo qaadacday Shirka Iskaashiga caalamiga ah ee Muqdisho ka furmay
DHAGEYSO: Maxaad ka ogtahay Sababta rasmiga ah ee Puntland u qaadacday...
Garowe (Halqaran.com) - Maamulka Puntland ayaa qaadacay Shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya oo maanta si rasmi ah uga furmi doona Magaalada Muqdisho, waxaana ka qayb...




