Puntland iyo Galmudug oo ku heshiiyay
Maamullada Puntland iyo Galmudug oo ku heshiiyay qodobbo dhanka Amniga ah
Mudug (Halqaran.com) - Kulankaan oo looga hadlayay Xoojinta Amniga, Xasiloonida iyo wadajirka Bulshada Gobolka mudug ee Puntland iyo Galmudug ayaa waxaa goobjoog ka ahaa...




