odayaasha Hiiraan
UPDATE: Ciidamadii muranka dhaliyay oo laga qaaday Baladweyne, loona daabulay Dhuusamareeb
Baladweyne (Halqaran.com) - Xilli Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan ay diidanaayeen Ciidamo u dhashay reer Hiiraan in laga qaado Magaaladaasi loona daabulo Gobolka Galgaduud, ayaa Saraakiisha...




