Nin Bajaajle ahaa oo lagu dilay Muqdisho
Nin Bajaajle ah oo lagu dilay magaalada Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya Xaafadda Black sea ee Degmada Hodan, ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay nin dhallinyaro ahaa oo Mooto Bajaaj...




