muranka kenya ay gelisay badda Soomaaliya
UPDATE: Hoggaanka sare Al-Shabaab oo si adag uga hadlay muranka Kenya...
Muqdisho (Halqaran.com) - Amiirka maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab, Axmed Cumar Abuu Cubeyda ayaa markii ugu horeysay ka hadlay murunka ay Dowladda Kenya gelisay Badda Soomaaliya.
Abuu...




