munaasbadda Ciidda Carafo
Madaxweyne Xasan oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasbadda Ciidda Carafo
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamka ugu hambalyeeyey maalmaha barakaysan ee ciidda Carafo oo...




