Mooshin laga diyaarinayo guddoomiyaha baarlamaanka Puntland
XOG XASAASI: Maxaa ka ogtahay in mooshin laga diyaarinayo guddoonka Baarlamaanka...
Garoowe (Halqaran.com) - Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Maamulka Puntland, ayaa waxa ay diyaarinayaan Mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaasi Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed).
Xildhibaanadan...




